
Kalahaadkii Moqdisho - Yusuf M. Haid
| Magazin | Preț | Ofertă |
|---|---|---|
| Magazin 1 | 74,40 lei | Vezi oferta |
Cel mai mic preț văzut de noi în ultimele 90 de zile: 74,40 lei. Cu 9,30 lei sub maximul de 83,70 lei.
🔔 Anunță-mă când scade prețul
Prețurile sunt actualizate zilnic, dar pot apărea diferențe din motive tehnice între prețul afișat aici și cel de la magazin. Prețul final, stocul exact, livrarea și returul le afli cu click pe butonul „Vezi oferta”.
Întreabă despre acest produs
Asistent AI care răspunde doar din datele din catalog. Comanda, livrarea și garanția sunt la magazinul ales.
Caracteristici
| Brand | Yusuf M. Haid |
|---|---|
| Categorie | Biografii și memorii |
Descriere
nBuugga Kalahaadkii Muqdisho Qaybta Labaad, waxa dabasocda buuggii Kalahaadkii Moqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarxay 30kii bishii Dhiseembar 1990. Buuggu waxa u ka waramaya dhibaatadii ka dhalatay dagaalka iyo halaagii gaaray dadkii ka qaxay Muqdisho. Si gaar ah buuggu waxa u ka hadlaya dhibaatadii dhacay, gaar ahaan dadkii u qaxay Jubooyinka iyo magaalada Kismaayo oo ka mid ahaa jahooyinkii Xamar looga qaxay.
Buuggu waxa u ku dheeraanaya dagaaladdii Jubooyinka ku dhex maray kooxihii iska soo horjeeday iyo dhibaatada ay u gaysteen dadweynihii ay ku dul dagaalamayeen.n nBilowgiiba, dagaalkii Moqdisho waxa u muddo yar gudaheed ku saameeyay dadkii ku noolaa magaalada. Colaadda oo markii hore u dhaxaysay dawladda Kacaanka iyo jabhadaha, gaar ahaan jabhadda USC, maalmo aan badnayn bay isu bed- deshay colaad dabar goosatay oo saamaysay dhammaan dadka Soomaaliyeed. Waxa ay noqotay colaad dhiig badan ku daatay oo xitaa aan la badbaadin birmagaydada.
Ugu danbayn colaaddu waxa ay xadka diinta iyo dadnnimadaba ka gudubtay markay ka dhex qaraxday beelaha waaweyn ee Soomaalida.n n nn
Descrierea este cea a magazinului partener.
Produse similare
Din aceeași categorie, cu denumire apropiată, de la mai multe magazine.
Asa sa fie. Autobiografia
cel mai mic preț: 48,95 lei
compară 4 magazine
Dostoievski îndrăgostit. O biografie intimă - Alex Christofi
cel mai mic preț: 43,66 lei
compară 3 magazine
O viata... Tudor Visan-Miu in dialog cu Dinu Zamfirescu
cel mai mic preț: 36 lei
compară 3 magazine
Autobiografia mea intelectuala - Victor Hugo
cel mai mic preț: 32,99 lei
compară 3 magazine
Categorii înrudite
Toate produsele din Biografii și memorii (17.024 de produse)
✨ Caută cu AI. Nu e ce cauți? Descrie exact ce vrei. Buget, pentru ce îl folosești — alegem produsele care se potrivesc cel mai bine.